Roob baraf wata oo ka da’ay degaan ka tirsan dhulka Soomaalida (Daawo Sawirro)

Magaalada Gabiley ee Maamulka Somaliland waxaa shalay gelinkii dambe ka da’ay Roob Baraf watay, kaasoo saameyn ku yeeshay dadweynaha magaaladaas ku dhaqan. Roobka Gabiley ka da’ay ee barafka watay oo aad u xoog badnaa, ayaa biyo badan dhigay bartamaha Magaalada, iyadoo dadku ay ka cabanayaan dooxa Biyaha maraan oo magaalada dhexmara oo meelaha qaar ku … Continue reading Roob baraf wata oo ka da’ay degaan ka tirsan dhulka Soomaalida (Daawo Sawirro)